Dhawaan aayee aheyd Warsaxaafadeed ay soo baxay Dowladda Soomaaliya oo ay kugu sheegayneyso  in  40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab  lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay.

Sidoo kale howlgalka oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya  ayaa la sheegya in lagu  bartilmaameedasay xubnahan katirsan Al Shabaab oo la sheegay in ay isku abaabulayeen dhulka keymaha ah ee ku yaala deegaankaan.

Sikastaba ha ahaaate  Dowladda Soomaaliya ayaana u  mahadcelisay shacabka Soomaaliyeed  qaybta ka ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab iyo saaxiibada caalamiga ah oo ku garab taagan dowladda dagaalkaan ay Al Shabaab kula jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here