Diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay ayaa bar-tilmaameedsatay baabuur marayay tuulada Hanaway ee koonfurta Lubnaan.

Faahfaahin badan wali lagama helin weerarkaasi iyo khasaaraha ka dhashay marka la eego gaariga oo loo maleynayo inay dad saarnaayeen.

Advertisement

Shalay ayay ahayd markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay duqayn ku dileen xubin ka tirsan ururka Xisbullah ee koonfurta Lubnaan.

Sidoo kale waxay ku dhaawaceen saddex carruur ah oo iskuullay ah oo u dhashay Dalka Lubnaaniyiin kuwaas oo saarnaa bas yar oo ka dambeeyay gaadhiga la beegsaday.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here