Duqsi Caan ka Noqday Dalka Mareykanka oo muda Daqiiqada Madaxa ka saarnaa Madaxweyne ku Xigeenka

0

Barta Twitter-ka, waxaa qabsaday hadal-haynta “Duqsi” ku-dhawaad laba daqiiqo dhakada ka saarnaa madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka, Make Pence, xilli uu la doodayey musharraxa la tartamaya ee xisbiga Dimuraadiga Kamala Harris.

Dusigaasi ayaa durba caan ka noqday dhanka internet-ka. Weedha “Duqsi” waxaa lagu qoray barta Twitter-ka 700,000 jeer tan iyo markii uu soo ifbaxay intii ay dooddu socotay.

Musharraxa madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa yidhi “Duqsigu wuu codayn doonaa”

Lataliyihii hore ee Aqalka Cad Kellyanne Conway ayaa ku baaqday in duqsigala siiyo warqad codbixin ah, halka Senator-ka Jamhuuriga Rand Paul uu kula kaftamay inay cadeyn u tahay basaasnimo.

Qaamuuska Merriam-Webster-na wuxuu ku dhawaaqay erayga “duqsi” inuu ku soo kordhayay degelkiisa.

Mike Pence iyo Kamala Harris ayaa isku wejahahay doodda kaliya ee madaxweyne ku xigeennada ee ololaha doorashada Mareykanka.

Soomaalidu maxay ka aaminsan tahay qofka Duqsi fuulo?

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here