Ciidamo Nabad Sugid ah oo sida maleeshiyaad u hubeysan oo la Wareegay Garoonka Muqdisho

0

Eraboorka Magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdule Cismaan ayaa hada u muuqda mid u gacan galay Ciidamo Qaas ah oo Nabad Sugud ah kuwaa oo heysta qoryo yar ah ee Darandooriga u dhaco

Eraboorka waxaa horay u joogay Nabad Sugid kuwaa oo hada Gabi ahaanba laga wareejiyey Meeshaasi

Nabad Sugidaan Cusub ayaa Shaqsigq ay Rabaan ka reebay Diyaarada iyagoona Dadka Garaacayo oo walina la heen Naxariis

Dowlada Farmaajo oo gacanta uun ku heysa Magaalada Muqdisho ayaa dhaqan kaligiis talis ah la soo baxday taa oo wal wal badan ku Abuurtay Shacabka Magaalada Muqdiaho

Nabad Sigidaan Cusub ayaa loogu tala galay in lagu Cabsiiyo shaqsiyaadka Mucaaradka ku ah dowlada Farmaajo oo Hada u hartay wax ka yar 4 Bil waxaana hada moodaa in waqtigeedii ka sii dhamanaayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here