Faisa Abuukar Ibrahim waxaa gacantiisa ku dilay Abbaheed Abuukar Ibraahim

Faisa Abuukar ayaa waxaa ka dacwootay Eddadeeda oo abaheed qaba oo ay sheegtay in Xijaab ay ka xiratay, ka dibna Aabihii ayaa inta Afka maro uga xiray Gacmaha iyo Lugana Katiino ugu xiray, jirdilna u geeystay ayuu reerka ku amray in Biyo iyo raashiin aan la sin Karin. Qol ayuuna ku xiray mudo sedex maalmood ah

Hooyo Maaliyo Maxamed Cumar oo ah Hooyadii dhashay Faaisa Abuukar ayaa iyadoo aad u ilmeeneysa sheegtay in Faisa oo tacbaan ah isbitaalka loola cararay, islamarkii dhaqaatiirta eegeen Waxey ahayd Meyd

Falkaan oo ka dhacay Degmada Buurhakaba ee gobolka bay ayaa Maamulka Koonfur Galbeed wali wax uusan ka qaban., Faisana ma helin wax Cadaalad ah.

Allaha U naxariisto Faisa Yar oo aabaheed u dilay Maxaa u xiratay Xijaabka eedadaa. Inta ka damqaneeysa dhacdadaan fadlan u duceeya Faisa in Allah janadiisa ka waraabiyo

 

Idris Alteeso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here