Fanaanka Dada Yar Sharma Boy oo Ka hadalkiisa qabsaday Baraha Bulshada

0

Sharma Boy waa wiil dhalinyaro ah oo heesaha Raabka ah ku qaado luqaďa Soomaaliga waxaana lagu tiriyaa Fanaantà Dada yar ee Xiligaqn Dhilinyarada Jecel yihiin

Inta Badan Heesahiisa dhalinyaradaa ayuu ugu doodaa waxaana la dhihi karaà fahanka Heesa waa kuwa murti ku dhisan hadaa si hoose u dhageysatid

Heeshta Shaahada micna malaha waxay Yutuubka ku jirtaa 20 Saac waxaa Daawatay 70 Kun waxayna ka hadleeysa Dadka Shahadooyinka Heystaaba shaqa heleynin dalkana Shaqalaheyn waana hees u muuqata in Dhalinyarada xaquuqdooda loogu doodayo

Fanaanka dad yar ayaa 3 Maalin ee u danbeysay ka hadalkiisa Baraha Bulshada Heystay xataa keentay in masuulinta Dowlada Federaalka ka hadlaan sagoo ay ku eedeyeyna in Ardayada Badan ee Dhacday heesahiisa dhageystaan sidaana ku dhaceen

Sharma Boy ayaa hada muuqda in uusan masuul ka aheyn dhicida Intaxaanka madaama Fan iyo Waxbarasha waxba iska Galin Dowladana Masuuliyad ka saaran tahay Ardayda

Heesta sida weyn ardayada lagu sheegay in ay Riday ayaa ah Dheesha Dheel taasoo sida muuqata eh mid micna wen keeni karta in shacabka laga Joojiya Askarta wadooyinka taagan ee Gawaarida iyo Bajaajka Celiaayo iyagoo baari karo

Erayada Heesta ayaa dhaqan Xumada Xabadaha Ka ganbada Nalka hore Daar iyo Nalka Dhexe soo daga dib u laabta micnaha Heesta ayaa ka Turjumeysa Askarta wadooyinka Taagan ee Shacabka u heynin

Hadaba Shama Boy Heesa hiisa ayaa hada sara u kacay madaama u dhiiragaliyo dhalinyaraHeesta Dheesha Dheela ayaa waxaa daawatay wax ka badan 500 oo Kun oo Qof waxaana la dhihi karaa waa Fanaan awood ku leh Dhalnyarada

https://youtu.be/F-7FNje7LYs

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here