Rag siyaasiyiin ah ayuu usoo dirsaday Midowga Musharrixiinta waxayna mucaaradka lawadaageen in lasiin doono Ra’isulwasaaraha iyo xubno wasiirro ah, sidaas darteed ay buuqa yareeyaan.

Isaga lama yaabbani waa khaa’in hilmaansho badan oo aan ogeyn inuu hadda kahor rag katirsan Mucaaradka kula gorgortamay Kursiga Ra’isulwasaaraha xilligii Kheyrre kaddibna uu ballanti uga baxay, lkn waxan layaabbanahay Rooblaha guulwadeynaya ee mooda in Muddo kordhinta isaga dani ugu jirto.

Haddiiba uu suurta galo damaca Farmaajo ee labada sano waxan si hordhac ah usoo dhoweynayaa guulwadayaasha maanta ee noqon doona Mucaaradka berri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here