FBI-da oo fashilisay Shirqool Lagu Afduubi lahaa Gud. Gobolka Michigan

0

Hay’adda danbi baarista Mareykanka ee FBI ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in ay ka hortagtay qorshe afduub loo geysan lahaa guddoomiyaha gobolka Michigan, iyagoo xiray lix maleeshiyo ka soo horjeedda dowladda oo sida muuqata ka carooday tallaabooyinka xannibaadaha lagula tacaalayo coronavirus ee ay soo rogtay siyaasiyaddan ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga.

Shirqoolkan lagaga afduubi lahaa Gudoomiyaha Michigan Gretchen Whitmer gurigeeda fasaxa, ka dibna loo kexeeyn lahaa goob aan la ogeyn si loogu maxkamadeeyo.

“khiyaano qaran” ayaa hoosta ka xariiqaysa halista sii kordhaysa ee kooxaha garabka midig ka hor doorashada madaxtinimada ee 3-da November, sida ay khubaradu sheegayaan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here