Gabagabadii Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran, madaxdu waxay isku raaceen:

– Qaadashada mabaadii’da federaalaynta maaliyadda iyada oo la unkayo labo hay’adood oo kala madaxbannaan oo kala ah 1) Hay’adda Dakhliga Qaranka (2) Guddiga Qoondeynta iyo Dardar-gelinta Dakhliga.
– Dhammaystirka qaab-dhismeedka amniga qaranka.
– Madaxdu waxay dood dheer ka yeelatay in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah. Waxay isku raaceen in gorfaynta lagu dhammaystiro kulanka xiga.

Advertisement