Caawa xaafada Dugsi Shanaad ee degmada Dayniile waxaa laga helay gabadhan saqiirta ah oo saacado yar un dhalneed.

Qof loo maleenayo in ay tahay hooyadii dhashay ayaa gabadhan meel cidlo ah dhigtay kaddibna uga tagtay.

Maamulka waaxda Halgan oo lagu wargaliyay ayaa gabadhan yar goobta ka qaaday geeyayna goob lagu xanaaneeyo.

Maalmo kahor ayaa sidaan oo kale xaafad katirsan Dayniile lasoo dhigay cunug saqiir ah oo isna saacado dhalnaa ,kaa oo la helay isaga oo meyd ah dhaawacyo culusna ku yaaleen.

Gacal Ayman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here