Galmaax Yoonis oo ka tirsan beelweynta Abgaal si weyna u dhaliishay Dowlada Xasan Sheikh markii uu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir shaqsi waxbuudhan Abgaal ah taa oo aad uga qeyliyeen Waxgaradka Galmaax yonis kuwaa bilaabay qeylo looga soo horjeedo Xasan Sheikh Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheikh oo qancinta jufadiisa Abgaal ayaa shir isugu yeeray Beesha Galmaax Yoonis isagoona ku qanciyey in uu siiyo Kuraas ay la haan jireen Beesha Murusade oo iyado ku dulman Dowladaan Xasan Sheikh Maxamud

Xasan Sheikh ayaa Galmaax Yuunis ku aamusiyey Jigooyin 3 ah

1 waxaada Socdaalka iyo Jinsiyada horay u laheyd Beesha Murusade waxaana horay uga fadhiyey Jen Gaafoow

2 Shaqalaha Rayidka oo haray u fadhiyey Cali Dheere oo ka soo jeeda Beesha Murusade

3 Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida waxaana ku fadhiyo booskaas Jeneraal Shuute oo ka soo jeeda Harti Abgaal

Xasan Sheikh oo Dagaal toos ah kula jira Beesha Murusade ayaan la ogeyn inta u la gaari doono Dagaalka intaa la eg waxaase Dadka la yaabin yahiin waxa aamusiyey Beesha Murusade ee Dagaalka intaa la eg ay kula jirto Dowlada isbaheysiga  Damajadiid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here