Gar gaar deg deg ah oo loowado magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug

0

Diyaarad sida qalab caafimaad kanatimi Dawlada Faderaalka ah iyo Ganacsato Ree galmudug ah oo kusagan Muqdisho ayaa lafilayaa inay dhawaan ka ka dagto Garoonka diyaaradaha Magaalada Cadaado .

Maamulka Galmudug ayaa juhdi badan ku bixiyey sidii uu oga jawaabi lahey xaalada Caafimaad ee kasoo cusboonaatey Magaalada Cadaado kadib markii ay dhinteen dad la,aaminsanyahey inay u dhinteen Caabuqa Carona-Virus.

Sidookale galinka danbe ee maanta waxaa lafilayaa inuu magaalada soogaaro wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor)

Magaalada Cadaado ayaa Xiligaan waxaa ka jira arin cakarin ee Xanuunka Cudurka Halista ee Karoonaha

Wariye Maxamed Rooraayey

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here