Gobolada Gaddo oo kaa Bilaawdeen Banaanbaxyo Lagu Diidanyahay aqoonsiga Madaxweyne ee Ahmed Madooobe

0

Deegaanada ka Tirsan Gobolka Gaddo ayaa waxaa ka Curtay gu Cusib oo ah Kacdoon Shacab ee lagu Diidan yahay Aqoonsiga Dowlada Federaalka Ahmed Maxamed Islaam u aqoonsadeen 2 sano oo Cusib in uu yahay Madaxweynaha Juubbland

Mudaharaadyada ayaa ku dhawaaqayo Erayo ka dhan ah dowlada Farmaajo iyagoona Aad u Diidan In Dowlada u Aqoonsato Ahmed Madoobe Madaxweynaha Juubbland

Dadka isugu soo baxay ayaa wajiyadooda waxaa ka Muuqda xamaasad waxayna u Muuqataa in ay ku dhawaqayaan Maamul ka dhan ah Dowlada Federaalka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here