Gobolka Sanaag oo kala ah Magaalada laasqoray iyo deegaannada hadaaftimo,hayeeshee Ciidamada Soomaaliland ay is difaaceen

 

Gobolka Sanaag oo kala ah Magaalada laasqoray iyo deegaannada hadaaftimo,hayeeshee Ciidamada Soomaaliland ay is difaaceen.

“Waxaa jira inay puntland ciidamadoodu weerareen shalay 25/2/2020 barasaabka laas qoray ee Somaliland isku dayeena inay dilaan , hase ahatee ilaahay ka badbaadiyay , waxay daandaasi joogta ku hayaan dadka Somaliland ee degan badhan iyo degaanada ku hareeraysan, Saaka abaaro 6 30 subaximo , waxay ciidamada puntland isku day dagaal ka bilaabeen degaanka kadhada oo 18 km u jira yube , halkaana waxaa isku haleelay ilaalada hore ciidanka qaranka iyo dagaal oogayaasha ciidanka puntland halkaas oo ciidanka qaranku dhirbaaxo lama ilawaana ku dhuftay kana soo hooyeen guulo iyagoo ka qabsaday hub iyo gadiid intaba ayaa lagu yiri”Qoraalka Taliska Guud ee Ciidamada Soomaaliland.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliland aysan marwalba dagaal diyaar u aheyn,hayeeshee ay iska difaacayaan hadii lagu soo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064