Golaha Wasiirada oo Saacadaha soo socda lagu dhawaqayo

0

Sida aan ku heleyno wararka ka imanaayo xarunta madaxtooyada ayaa sheegayo in Saasacadha soo socda lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada Rooble

Sida aan ka soo xigay masuul ka Tirsan Dowlada ayaa ii sheegay in Maalinta Bari oo Sabdi ah lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiirada

Golahaan wasiirada ayaa u badnaan Doono Xildhibaano waxaana ka mid ahaan doono wajiyo Cusub oo siweyn u taageersanaa Ra iisal wasare Kheyre

Magaacabida Golaha wasiiradaan ayaa dhowr Jeer hore ubaaqday waxaa Bari la sugyaa in uu Rooble waxuu Foolanaayo Bari uu Dhalo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here