Goob lagu baarayo dadka looga shakiyo Covid19 oo laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo

0

Goob lagu baarayo dadka looga shakiyo inay qabaan xanuunka Covid19, ayaa laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug.

Mashruuca xaruntan ee sheybaarka Corona-Virus ayaa waxaa iska kaashaday maamulka Puntland, iyo hay’adhaha World Vision iyo Unicef, iyadoo masuuliyiinta Puntland ay sheegeen in tani ay tahay horumar weyn oo lagu xakamayn karo xanuunka.

Sidoo kale dadaalkan ayaa ah kii ugu horeeyay ee laga sameeyay Gobolada Konfureed, waxay tani astaan u tahay in uu soo laba kacleeyay Xanuunka Corona-Virus oo caalamka markale ku soo laabtay.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here