Goobaha codbixinta doorashada J. Congo oo furmay iyo mucaaradka oo qaadacay,,,,,,,,

goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo ayaa ka furmay doorashada jamhuuriyada Congo, taas oo ay qaadaceen xisbiga mucaaradka ugu weyn isla markaana ay weerareen dadka dhaliishan oo u janjeera dhanka hogaamiyaha Denis Sassou Nguesso.

Xarumaha codbixinta ayaa la furay 7-dii subaxnimo ee Dalkaas (06:00 GMT) waxayna xirmi doonaan 5-ta galabnimo (16:00 GMT).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here