Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa manta oo jimco ku dhawaaqay in la soo xeray diiwaan galinta musharaxiinta u tartameysa xilka guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Prof. Maxamed Xuseen Haadi oo xubin ka ah guddiga gaar ahaan qeybta diiwaan galinta ayaa sheegay in la soo xeray diiwaan galinta musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here