Guddoomiyaha Gudiga Doorashoyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) iyo xubno katirsan Guddiga layaa kulan la qaatay madaxda Golaha Amniga ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayay Amb Mohamed Omer Gad .

Gudoomiyaha ayaa ka warbixiyay Doorashada Gollaha Shacabka ee bilaabatay iyo dardar-galinteeda , iyo in sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo dooran doono labadii (2) kursi ee ka dhinaca Aqalka Sare.

Sidoo kale Kulanka ayaa la isku afgartay in la dardargeliyo doorashada Golaha Shacabka.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here