Guddigii loo xilsaaray Maqaamka Magaalada Mogadishu oo maanta laga qaaday imtixaan ku saabsan Magaalada Mogadishu

0

Guddi ku dhacay Imtixaan.

Guddigii loo xilsaaray Maqaamka Magaalada Mogadishu ayaa maanta laga qaaday imtixaan ku saabsan Magaalada Mogadishu.

waxa ey noqdeen kuwo dhidido, Qaar Qish lagu qabtay, Qaar waqtigii ku dhacay, Qaar warqadii oo cad iska dhiibay iyo Qaar imtixaankii ku dhax hurday. ( F.S: 1- 6aad).

Su’aalaha la weeydiiyay waxa ey ahaayeen, wax ka Sheeg Goobaha Hoos ku qoran iyo Halka ey Xamar uga yaaliin.

Ambulatorio Ceel Gaab. Iskuraran. Ceelka Xiirey.
Ceelka xaaji Haruur. Ceel Aw muude. Ceelka Qandac.
Chinema Centrale. Baar Gambar. Criocie Del Sud. Sportive vecchio. Tumbluq. Cadayga. ku dhacdo. Aakuwo Dooto. Waliyoow Cade. Barako Cabdow. Sulfiqaar Cali. Buulo Qooleey. Raqayga. Nasiib Bundo. Buulo Maqaarey. Shanta Geed. Foorta shiikh. Hooshaanka. Cabdalla iyo Cawareere. Xaaji Rajab. Bar 900. Campo Loojo. Tre Fontana club. Ambulatorio Cariif. Baar Koogaar. Baar Heeydhaafin. Buula Eelaay. La Bamba. Lido Club. Sar guduud. Baar N2. Geel liq. Baar Muse Maaxaay. Maanya Moorto. Kampo Amxaaro. Xafada Marcallioni. Ultimo Baalo. Buulo shiidle. Bakaaraha Jimcaale Cade. Seylaani. Lazaretti. Teraasada. Ansalooti. Xarunta Sheikh Muxidiin. Siisi. Ceelka Maxamed Baare.Isbitaalka Rava. Buulo waraabe. Buulo xaanshooleey. Ceel qalaw. Afleeyrshe iyo Xerada Bootiko.

Dhamaan waa ku wada dheceen imtixaankii. Ardaygii ugu Buudada badnaa waxa uu keenay 15%.

Guul iyo Hambalyo guddiga !!!.

Qore: Yahya Amir

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here