Waxaa Mahdi Guuleed ka maqan Mucaarad iyo Muxaafid in dalka la’wada leeyahay: waxaa kale oo Mahdi Guuleed ka Maqan Farmaajo in uu asagaba Mucaarad ahaa 2016 laakiin macnaheedu ma’aheeyn in Farmaajo xiligii uu Mucaaradka ahaa DALKA UUSAN WAX KU LA’HEEYN, taas badalkeeda Farmaajo cid Qaran ka Xigtay ma’jirin xilligii uu Mucaaradka ahaa: sidoo Kale Cabdi Xaashi ASATAAN QARAN IN UU NOQDO CID KA LEH MA’JIRTO.

Farmaajo iyo Cabdi Xaashi arrinta ay isku hayaan NUXURKEEDU WUXUU YAHAY: Farmaajo oo rabo in uu xubnaha Barlamanka Qaranka Somaliland asagu si shaqsi ah u soo qorto iyo Cabdi Xaashi oo rabo in ay waxgaradka reer Soomaliland si xor iyo xalaal ah u soo qortaan xubnaha Barlamanka Somaliland.

Marka qofkasta oo soomali ah iyo xataa Caalamka arrimaha Soomaliya Daneeyo waa Ogyihiin in Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi KA SAXAN YAHAY FARMAAJO.

Farmaajo laftiisa waa ogyahay in uu ku qaldanyahay in uu yiraa: waxaan si shaqsi ah u soo qoranayaa xubnaha Barlamanka Qaranka ee somaliland LAAKIIN DAMAC RAQIIS AH AYAA KA TAN BADIYAY FARMAAJO. Waliba Farmaajo waa ogyahay in uu Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xasan SAX KU TAAGANYAHAY.

Mahadi Guuleed laftiisa waa ogyahay in uu Farmaajo ku qaldanyahay in uu yiraa xubnaha Barlamanka Qaranka ee Soomaliland ayaan si shaqsi ah u qoranayaa, dhanka kale waa ogyahay Mahdi Guuleed in uu Guddoomiye Cabdi Xaashi SAX KU TAAGAN YAHAY LAAKIIN MAHDI GUULEEYD IN UU FARMAAJO U DABA DHILIFEEYO AYAA KA TAN BADISAY.

Isku soo xoori: Soomali oo dhan waa in ay sidii KAAN KARADII ULA DAGAALANTO IN UU SHAQSI KU RINYOODO IN UU SOO QORTO MUDANE YAASHA BARLAMANKA QARANKA SOOMAALIYEED SHAQSIGAAD OO U JEEDKIISU YAHAY IN AY ASAGA SI MUSUQ AH UGU DOORTAAN MADAXWEYNAHA QARANKA.

Waxaan Qaran Caalamka horay u maray la’jaan qaado ku noqon karnaa: IN AAN MADAXDA DALKA HOGGAAMINEEYSO SI XOR IYO XALAAL AH U DOORANNO, SIDAAS DARTEED FARMAAJO IYO MAHADI GUULEED IYO WIXII KU FIKIR AH HALLA TAKOORO.

Mahadsanidiin.

Barre Shukri Elmi

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here