Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay kulanka Wadatashiga Horumarinta Amniga Degmada Kaaraan oo ay goob jog ka ahaayeen waxgaradka Beesha Mudulood.

Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiirka Xildhibaanno, Odayasha duubabka Dhaqanka iyo marti sharaf kale oo ka soo jeeda Beesha Mudulood..

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa diirradda lagu saaray xoojinta Nabadgelyada iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta bulshada iyo Maamulka Degmada Kaaraan.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here