Guddoomiyaha Guddiga FEIT Muuse Geelle ayaa xilka ka qaaday Xoghayihii Guud ee Guddigaas C/raxiim C/casiis Aadam (Xiirane) oo xalay ka soo horjeestay liiskii Xildhibaannada labada Aqal ee Guddiga uu shaaciyay.

C/raxiim Xiirane ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddiga FEIT loo magaxaabay 14 bishii Febraayo ee sanadkan 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here