Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe faray inay kulankooda ugu horreeya Guddoon ku doortaan.

Advertisement

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa faray Xoghayaha Golaha Shacabka in liiska Guddiga u gudbiyo Safaaradda Sacuudiga si ay ugu sii gudbiso Guddoomiyaha Baarlamaanka Sacuudiga.

Previous articleJaceelii Waqtiga Ciilay iyo waayaaha maxaysa ku kala duwan yahiin Jaceelkii Hore iyo Kan maanta
Next articleMuxu ahaa Sharciga Golaha Wasiirada ee Ansixiyeen ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here