Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda gobolada Waqooyi.

Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa ku dhameestiray sideedan xubnood uu magacaabay afar xubnood kale uu horey u magacaabay oo ahaa guddiga doorashada Heer federaal, halka guddigan cusub yihiin kuwa heer goboleed.

Guddigan doorashada uu magacaabay Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka ayaa imaanaya xili horey Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay guddiga doorashada ee gobolada Waqooyi ee Somaliland.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here