Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee heer Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada 11- kursi oo Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo loo gudbiyay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa lagu shaaciyay sumadaha 11-ka kursi ee lagu qabanayo deegaanada Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here