Gudiga la dagaalanka Musuq maasuqa oo magacaabidooda lagu Aeedeyey Farmaajo iyo Mudeeyey

0

Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa shalay kulan ee yeesheen ku meel mariyay sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo xushay inay kamid noqdaan guddiga madaxa bannaan ee la-dagaallanka Musuq-maasuqa.

Xubnaha guddigan madaxa bannaan ee la-dagaallanka Musuq-maasuqa loo soo xulay ayaa loo qeyb saday nidaamka wax qeybsiga beelaha ee 4.5, waxaana guddigan la sheegay in lagu keenay badankood xigto iyo asxaab.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Guddigan

Hawiye 

Avv. Maxamed Xuseen Xaamud (Gaal-jecel)
Avv. Saciido Maxamed Xaashi (Xawaadle)

Daarood

Avv. Cabdiweli Axmed Cumar (Ogaadeen)
Dr. Xasan Khaliif Xasan (Mareexaan)

Digil iyo Mirifle

Mudane Amiin Axmed Sh. Cabdiraxmaan (Raxanweyn)
Mudane Cabdullaahi Sh. Abuukar (Garre)

Dir

Mudane Khadar Axmed Diiriye (Isaaq)
Saamiya Saciid Xuseen (Gudabiirsay)

Beesha Shanaad

Maxamed Cabdikariim Ibraahim (Reer Aw-xasan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here