MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa.
Sh.Aadan Madoobe maalmihii uu maqnaa wuxuu ku sugnaa Dalka Jabuuti halkaasoo uu kulamo kala duwan kula qaatay Madaxweynaha  Jabuuti iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti.
Gudoomiyaha ayaa masuuliyiinta Jabuuti wuxuu  kala hadlay xiriirka walaaltinimo ee labada dowladood isagoona booqday Magaalada Carta.
Sidoo kale Gudoomiyaha intuu joogay Jabuuti wuxuu booqday xarunta Baarlamaanka Dalkaasi iyo waliba Dekada.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here