Gudoomiyha gobolka Banaadir oo shacabka muqdisho ku eedeeyay Dayacaad

0

Gudoomiyha gobolka Banaadir ahan duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Filish ayaa waxa uu ku eedeeyay shacabka ku nool degmooyinka uu ka kooban yahay  gobolka Banaadir in ay burbur u gaystaan, waddooyinka degmooyinka ay ku nool yihiin.

Waxa uu sheegay in waddooyinka ay dawlada Soomaaliya ku sameyso dayactirka iyo dhismooyinka aysan shacabku daryeelin, oo ay burbur u gaystaan.

sidoo kale Waxa uu sheegay in kharash badan uu dawladda uga baxo bilic soo celinta degmooyinka gobolka Banaadir, isla markaana shacabka laga doonayo in ay kala qayb qaataan arrintaas, oo ay xil iska saaraan sidii ay u daryeeli lahaayeen.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here