Gugoomiyaha Aqalka Sare oo ka hor yimid Qorsha Baarlamaanka ka socday maal mahaan

0

Gudoomiyaha Aqalka sare oo shaaciyay in la Been abuuray afar xeer oo la horgeeyay Baarlaamka Federaalka

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Caashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in been abuur lagu sameeyey xeerarkii dhameystirka Sharciga Doorashooyinka ee Gudiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen.

Waxa uu qoraalka ku sheegay Cabdi Xaashi mid aan aheyn xeerarakii saxdaa in la hor geeyey Golaha Shacabka‬ ayna qaarkood meel mariyeen, waxa uuna Gudoomiyaha aqalka sare dalbaday in la joojiyo ka doodista iyo ansixinta xeerarkaasi inta laga aheshiinaayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here