Maxay Tahay sababta Maamul Gobaleedyadu Shirka u soo dhoweeyeen. Uguna baaqeen in Muqdisho lagu qabto. Hore ayey u sheegeen inay damabad qaad u baahan yihiin oo aysan aamini karin Farmaajo Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday.

Hadaba Madaxweyne waqtigiisu dhamaaday Farmaajo maxay ugu dhigan tahay in Kulankii uu iclaamiyey ee Garoowe la soo dhoweeyay laguna xujeeyay in Muqdisho uu ka dhaco.

Miisaankii uu ku lahaa Madaxda Maamul Gobaleedyada oo meesha ka baxday waxay xaqiijineysaa Rajo xumida ka soo wajaheysa in uu kursiga dib ugu soo noqdo. Waxaana u qiimo badan in uu ka Tanaasulo Musharaxnimo. Maadaama ay cadahay in uusan soo noqonayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here