Hadal jeedinta musharixiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada ee Golaha Aqalka Sare ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato xarunta aqalka Sare ee Muqdisho , waxay socon doonta muddo dhan labo maalmood.

12 Musharax ayaa usoo bandhigi doona xildhibaanada ballanqaadkooda ku aadan waxyaabaha ay qaban doonaan afarta sano ee socota haddii ay ku guuleystaan guddoonka Aqalka Sare.

Musharaxiinta isdiwaangaliyay ayaa kala ah ee maanta hadalka jeedin doona ayaa kala ah:

Guddoonka Golaha aqalka sare waxaa isku soo sharraxay Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:-

Murashaxiinta Xilka Guddoomiyha:

1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi

2.Senator Saalax Axmed Jaamac

  1. Senator Cismaan Obokor Dubbe

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed

2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

1.Senator Ilyaas Badel gaboose

  1. Senator cabdullaahi shiikh Ismaaciil (Fartaag)
  2. Senator Cabdullaahi cali Xersi
  3. Senator Sareedo Maxamed xasan
  4. Senator Xasan Xuseen xaaji
  5. senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
  6. Senator Cabdi Cismaan xareed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here