“Haddii siddan oo kale mas’uul reer Hargeysa ah ay  wax kaga sheegi lahaayeen, maalinta xigta albaabada ayaa loo laabi lahaa”

0

 

Guux fara badan ayaa ka dhashay muuqaal Video ah oo uu baahiyey taleefishinka Universal.

Muuqaalka ayaa muujinaya Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Cusmaan [Jawaari] oo ku heesaya hees uu ku aflagaadaynayo RW-hii hore iyo qabiilka uu ka dhashay, oo uu ku tilmaamayo Waraabe, isaga oo dhinaca kalena ammaanaya kelitaliskii MS Barre.

Muuqaalkan oo ay dad badan ka caroodeen ayaa ka tarjumaya colaad, isku dir, iyo aflagaado.

“Maamulka TV-ga Universal waxaa mudan in la dacweeyo haddii sidan oo kale ay Video isir-nacayb ah ay ka sameyn lahaayeen mas’uul ka tirsan Hargeysa maalinta ku xigta xafiiskooda albaabada ayaa la isugu dhifan lahaa” Ayuu yiri Dr. Cabdullaahi Maxamed Gacal oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, isaga oo ugu baaqay waxgaradka, aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Muqdisho in ay ka dhiidhiyaan falalka wuxuushnimada ah ee ay ku kacayaan maamulka Universal.

https://www.facebook.com/messenger_media/?thread_id=838349137&attachment_id=934785363675395&message_id=mid.%24cAABa82EibUR56fh0cFzuLMof-ve8

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here