Halis Qatar ah oo Soomaaliya soo wajahday

0

Dalka Soomaliya waq dal ka Nabdoonaa wax yaala xun ee wajahay caalamka intiisa kale

Soomaaliya lagama aqoon Caruur iyo haween la kufsado waxaase hada moodaa in uu noqday Tusbax go,,ay.

Mudooyinkaan waxaa soo baxaayey 5 jir iyo 7 Jir la Kufsaday xataa dhacdooyinkaas ay ku lug lahayeen Odoyaal 70 jiraa wana wax lala yaaboDal Muslin ah oo xataa xaga Guurka ka jirin Culees badan sida wadama acarabta oo kale

Abuucaan kaliya waxaa dhacay Dhowr Kufsi oo loo geestay Caruur Dadooda ka hooseysa 10 Jir kuwaas oo isagu Jira Gabdho iyo Wiilal

Soomaaliya oo soo maray bur bur Xoogan iyo Dagaal kama dhici jirin wax yaalahaas xun waxaase hada moodaa in Soomaaliya oo idil ku faafay Kufsiga

Dhacdadii ugu xumeed ayaa dhacday Asbuucii hore waxaana loo geestay Gabar markaa Dugsi sare ka baxday Kufsi ka dibna waxaa laga soo Tuuray dabaqa Lixaad

Shaki waxaa soo baxayo in ay maal galiyaaan Kufsi Heyado si dadka uga diriraan Diintooda Diintooda iyo dhaqankooda wanaagsan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here