Haramcasta iyo Nabadsugida Qaranka oo Dagaal ku dhex marayo Magaalada Dhuusamareeb

0

Waxaa mar qur ah Curtay Dagaal xoogan oo u dhaxeeyo Ciidamo ka wada Tirsan Maamulka Galmudug iyadoona Dagaalk u Muuqda mid sii Xoogeysanayo

Dagaalka maanta ayaan la Ogeyn wax keenay maanta oo ah maalin loo dabaal dagayo maalinta Xuriyada 1 Luuliyo

Magaalada Dhuusamareeb ayaa hada u Muuqata in ay yeelaneysa dhaqankii magalada Muqdisho oo Ciidamada Dowlada Dagaalka ku dhex mari jiray

Macada qasaaraha kala Gaaray laba Dhinac iyo Shacabkaba madaama Dagaalku yahay mid aad u Culus

Magaalada Dhuusamareeb oo ahaan jirtay magaalo Nabdoon Xiligii ay Culumada Ahlusuna ka Talinayeen waxana hada Moodaa mid ka Duwan siday horay u ahaan jirtay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here