Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya, waxay sheegeen in dhibaatada ay ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dawladda, waxaana intaa dheer abaaraha ka jira gobollada dalkaas qaarkood.

Mareykanka ayaa haatan shaaciyey lacag malaayiin doolar ah oo uu u qoondeedyey in gargaar degdeg ah oo loogu talo galay Itoobiya.

sidoo kale Dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa ka mid ah meelaha abaarahaas ba’ani ku dhufteen.

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here