Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo la hakiyey xareenta Basaboorada

 

 

 

 

War ka soo baxay waxaada Socdaalka Jinsiyadaha ayaa lagu sheegay in hakad la galiyey xareenta Basaboorada muda Asbuuc ah

WARGELIN MUHIIM AH

Arimo farsamo awgood, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudo todobaad ah kana bilaabata September 14, 2019 ilaa September 21, 2019 la hakiyey qabashada codsiyada baasaboorka.

Macada Sababta loo hakiyey madaama horay Taliyaha Ciidanka Boliiska uu shaqada waxaada Danbi Baarista hakad la galiyey Musuq maasuq lagu helay heyadaasi

Macada sababta loo hakiyey shaqada Bixinta Basaboorada madaama iyagu ay ka jirta masuqmasuq dhanka xareynta Basaboorada taa ayaa loo badinayaa in hakad loo galiyey madaama ay Cabasho badan ka timid xareynta abasaboorad

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064