Hees Ra iisal wasare lagu amaanay oo xalay la qaaday

0

Hees cusub Oo La magac baxday ||Wallee Khayrow lagulama tartami karo|| ayaa Xalay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Looga Qaadey Munaasab Lagu Soo Xiraayey Shirka Dhuusomareb2.

Ereyada heesta oo laga dheehan karay Qorsha Khayre Ayaa Waxaa Ku Luqeynaayey Fanaanka Sakariye Kobciye Waxaa Ereyada Heesta ka Mid ahaa :

Taarikhdu3 Ma baaba’dee
Qofba wax uu tabcado baa Sooyaalka Ugu taal.

Adna tiiriyaa tahay
Taban taabiyo tahay
Khayrow toosiyaa tahay

Sahan lagu tanaadiyo
Waxaa tahay Timaan qaran
Rabi taashka Noo Saaray .

Dalkaaga hiil baa tahay
Dadkaada u tahay hurseed
Turxaan iyo Eed La’aan
Sinaan iyo talo wadaaag
Adaa ku talaabsadoo

Hayley tayo lahaa tahoo
Masuul tayo lahaa tahoo
Walee Laguna tartamo
Khayrow Lagu amaa tartamo .

Taarikhda manta reebtay
Tusaale naqo xusuusleh
Inta qabatay oo tartay………..

Gunaanadka shirka Dhuusmareeb 2
Amb Hussein A Talabadan
#AMAANOIYOADEEG

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here