HESHIISH LAGA GAAREY CAQABADIHII SHIRKA DHUUSA MAREEB

0

QODOBADA LAGU HESHIIYEY

1- Waxaa lagu heshiyey in Shirka furmo beri

2- in beri la soo saaro war Murtiyeedkii shirka

3- in Guddi heer Wasiir ah la magaabo arrimaha doorashada oo ka kooban Xukuumads iyo Maamul Goboleedyada

4- Gudiga oo keeni doona Nooc Doorasho oo ka duwan mid dadban iyo Qof iyo Cod

5- In la isku soo laabto 15 Agoosto Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyads

6- In Gudiyada ku sii shaqeeyaan Magaalada Dhuusa Mareeb in la isku soo laabanayo

Sidaa darteed lama oga waxa uu ka yeeli doono heshiishkaan Baarlamaanka Federaalka maadaama Baarlamaanka uu u xil saaran yahay arrimaha doorashada sida uu qabo Dastuurka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here