MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka Magaalada Muqdisho soo gaaray Hogaamiyaha Maamulka SSC khaatumo C/qaadir Axmed Cali Firdhiye.

Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga hor tagay garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Advertisement

Masuuliyiinta Dowlada ayaa Hogaamiyaba u sameeyay soo dhaweyn diiran,isagoona u yimid inuu ka qeybgalo shirka wada-tashiga qaran.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here