Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda ay howlgal ka sameeyeen deegaanka Masagawaay oo dhawaan Dowladu kala wareegtay kooxda Alshabaab.
Howlgal ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ay maanta ka fuliyeen tuulooyin ku dhaw deegaanka Mesewagaa ee gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamada isbahaysanaya ay galeen deegaano ku dhaw masagawaay kana saareen kooxda Alshabaab oo meelahaasi ka dhawaa,waxaana loogu galay dhufeysyo.
Tuulooyinka ciidamadu galeen waxaa ka mid ah Dhagaxyaale oo 18-KM dhanka galbeed ka xiga magaalada Mesegawaa,ma jirto warar madax banaan oo laga helay howlgalkaasi.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 people and rhinocerosMay be an image of 3 people and grassMay be an image of 4 people and grassMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person and grassMay be an image of 6 people and rhinocerosMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here