BUULE-BURDE (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga Dowlada ay howlgal ka fuliyeen tuulooyin hoos taga Magaalada Buula-burde.
Ciidamada ayaa howlgalkooda waxay ku sifeyeen dagaal-yahano ka tirsan alshabaab oo ku sugnaa qaar ka mida tuulooyinka ay ciidamadu galeen.

Howlgalka waxaa iska kaashaday  Gor Gor iyo Ilaalo Qaran ,waxay isu maree qaar kamid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Buulo-burde halkaasoo ay ka carareen alshabaab-kii ku sugnaa markii ay ogaadeen ciidamada ku soo wajahnaa.

Saraakiisha hogaamineysay Ciidamada ayaan sharaxcaad dheeraad ah ka bixin hadii ay jiraan wax khasaare nafeed ah iyo hub ay soo furteen.

Advertisement
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here