Kabtanka kooxda Agrentina ee ku guuleysatay Koobka Adduunka, Lionel Messi, ayay BBC-du u magacowday Xiddigga Cayaaraha ee Sanadka 2022.

Messi, oo 35 jir ah, ayaa kooxdiisa u suurtogeliyay binay qaaddo Koobka Adduunka, kaddib 36 sano oo aysan kooxdu qaadin koobka.

Markii Messi ay kooxdiisa Axaddii la cayaareysay Faransiiska, waxay ahayd cayaartii 26-aad ee Koobka Adduunka ee uu safto.

Messi haatan waa cayaaryahanka ugu goolasha badan ee Argentina, kaddib cayaarihii Koobka Adduunka 2022 ee lagu qabtay dalka Qadar.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here