Dowladda Kenya ayaa 14 maalmood u qabatay ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR si ay ula timaaddo qorshe lagu xirayo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma, oo ay ku nool yihiin qaxooti aad u tiro badan.

Sida lagu shaaciyay qoraal lasoo dhigay barta Facebook ee wasaaradda arrimaha gudaha Kenya dalabkaan ayey dowladdu u dirtay UNHCR, waxayna ka sugeysaa jawaab degdeg ah.

Kenya waxay sidoo kale sheegtay in qorshaha xiritaanka xeryahan aanan wax wadahadal ah oo kale laga yeelan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here