Inta la xaqiijiyay 11 ruux ayaa ku naf waayay duufaan ku dhufatay waqooyiga dalka Filibiin.

Dawlada Filibiin waxay sheegtay in dad badan ay qaxeen magaalooyin ku yaala waqooyiga Filiniin oo duufaan ku dhufatay waxaana jira khasaaro gaaray dhismooyin dad rayid ah deganaayeen.

Kooxaha gurmadka ayaa sheegay in qiyaastii in ka badan 6 kun oo qof ay guryahooda ka qaxeen

Duufaanta ayaa saacadii jarayso masaafo dhan in ka badan 100 km.

Meelaha ugu badan ee dufaantu ku dhufatay galbeedka gobolka Bulawaan ee waqooyiga Filibiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here