Khayre Kadib….Maxaa La filan Karaa ?

0

Ra’isul Wasaarihii is Casilay Xassan Cali Khayre, Ayaa Xalay Ku dhawnahay in uu Katagay Xafiiska, isagoo Jeediyay hadal Culus,

Dadka Sida Saxda wax U cabira Ayaa Ku Tilmaamay Fariin Ku socotay Shacabka Soomaaliyeed, Dowlad Goboleedyada iyo beesha Caalamka intaba,

Mr Khayre Waxa uu Xilka hayay 3sanno iyo bar Waxa uuna ahaay Difaac Adag oo ku Wareegsan Dowladda hada Jirta, Mr Khayre Wuu is Casilay,

Maxaa Lafilan karaa?

Magacaabista Cidii badali lahayd,

Waa Arin Qatarteeda leh ,Masuul kasta oo la Magacaabo Karti iyo Aqoon leh, Waxaa Ku adkaan doonto,

1- Jihaynta Siyaasadda Gudaha, Sida Magacaabista Wasiiro isla Jaanqaada, Lamacaamilka Xildhibaanada Xujo kunoolka ah iyo Xal uhelida Damacii Laga lahaa Ridistii Khayre.

2- Lashaqaynta Dowlad Goboleedyada iyo Ku qancinta Wada Shaqayn Dhax Marta iyaga iyo Madaxtooyada,

3- Qabashada Doorasho ku dhacda Waqtigeeda oo lagu Midaysan Yahay..

Intaas iyo in kabadan Ayaa Looga Fadhiyaa inuu Ku qabto Ugu yaraan 4 bilood ugu badnaan Lixda bil ee Ka dhiman Waqtiga Dowladda,

Intaas Waxaa sii dheer beesha Caalamka oo ka niyad Jabtay habdhaqanka Madaxtooyada Soomaaliya,

UMUURO BAA ISDABAYAAL..

Qorre…. ibraahim Khodax Kumuday.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here