Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maamulka Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ay daahfureen  Qorshe lagu dhisayo in ka badan 10 waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hergalinayo magaalada.

Wararka ayaa sheegaya in Laamiga  la saarayo  waddooyin ay mariddeeda dhibaato ku qabaan gaadiidka magaalada Kismaayo.

Sidoo kale  waxaana sii kordhaya cabashada bulshada ee ku aadan waddo xumada ka jirta Kismaayo, waxayna kismaayo tahay magaalo Muhiim ah oo bulsho badan, taasi oo sababtay in ganacsatada ka soo jeedo Deegaankaas ay maalgashi ku sameeyaan.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here