Kooxo hubeysnaa oo la sheegay inay isticmaaleen waxyaabaha maanka dooriya ayaa saaka Magaalada Qardho ku dilay Taliyihii Booliska Magaaladaas Cumar Hiiraad Kaatuun.

Ciidamada Ammaanka Magaalada ayaa wada howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dilka.

Sikastaba ha ahaate dilka ayaa dhacay xili aroornima ah waxaa laga war sugayaa qolada amniga ilaa iyo haata lama haayo war sugan ee sheegaya qolada dishay sababta ay u dileyn taliyaha degmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here