Gaariggan oo ay wateen koox hubeysan oo aan la garaneyn heybtooda ayaa lagu rasaaseeyay magaalada Galkacyo dhinaca Galmudug, gaar ahaan agaagaarka Hotelka Embassy.

Sida Illo Xog-ogaal ah ay xaqiijiyeen waxaa ku dhintay darawalkii gaariga, Laamaha ammaanka ee Galmudug ayaana sidoo kale gacanta ku haya raggi kale ee hubeysnaa iyo gaariga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here