Kornel Guutaale oo wareysi ugu adkaa oo Sarkaal Boliska Somaliyeed lala yeeshay  oo aan waxba loo hanbeynin kadib markii ay dood xiiso baddan oo runta ah leysku wareeray Sida ammaanka caasimada oo faraha kasii baxay & AlShabaab & Boliska oo isku milmay taas oo siyaasada amni ee dowladii dhacay ay waddatay taas oo u baaahan dib u haneyn ciidanka & hanaanka ay u shaqeyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here